Rädda Barnens StödlinjeQadka caawinta ee Hay’ada badbaadinta caruurta

Ma u soo qaxday Sweden? Ma tahay qof dhallinyaro ah? Ma rabtaa inaad la hadasho qof? Teleefan: 0200-77 88 20 saacadaha uu furanyahay 15.00 – 18.00 Maalin walba (Xitaa maalmaha Sabtida iyo Axada)

Na soo wac

Markaad na soo wacdo waad is qarin kartaa hadii aad rabto in aan lagu ogaanin. Taasoo la micno ah in aysan qasab kugu ahayn inaad inoo shegto qofka aad tahay ama magacaaga. Adigaa kala dooranaya. Markaad rabto ayaad demin kartaa taleefanka.

Waxaan ka hadli karnaa wixii aad rabto adiga,Tusaale ahaan sida xaalkaagu yahay, xaalada iskoolka aad dhigato ama inaad ku faraxsantahay iyo kale halka aad degentahay. Adigaa go’aaminaya.

Soo wac 0200-77 88 20. Waxaan ka jawaabaynaa saacadaha 15.00-18.00 maalin kasta (Xitaa maalmaha Sabtida iyo Axada) wicitaanku waa lacag la’aan.

Hay’ada badbaadinta caruurta waa hay’ad u dooda xuquuqda caruurta. Tasoo la macno ah inaan caawino caruurta iyo dhallaanka. Dadkeena ka jawaabaya taleefanka waxaan nahay dad ku fiican dhageysiga.

Luqado badan

Waxaad nagu soo wici kartaa luqadaha iswiidhishka dari iyo ingiriis maalin kasta. Maalmaha qaar ee isbuucii waxaad nagu soo wici kartaa luqadaha carabiga, pashto, soomaaliga iyo tigrinja. Na soo wac si aad u ogaato macluumaad badan oo ku saabsan saacadaha aan furannahay iyo luqadaha.

  Till toppen

Kontakta oss

Besöksadress:

Landsvägen 39
Sundbyberg, Stockholm

Postadress:

Rädda Barnen
107 88 Stockholm

Organisationsnr: 802002-8638

Telefon: 08-698 90 00

Fax: 08-698 90 10
E-post: kundservice@rb.se

Ge en gåva:

Plusgiro: 90 2003-3
Bankgiro: 902-0033
Swish: 902 0033

90 konto, svensk insamlingskontroll
Stöd via telefon, chatt och mail.

Här finns information om Orostelefonen, Stödlinjen för ensamkommande barn och unga, stödchatten "Kärleken är fri" och Föräldratelefonen.

Våra partners